Daily Archives: November 22, 2021
Norway:Dadka u dhintay xanuunka COVID19 oo kun ruux dhaaftay.
Oslo:-In ka badan kun ruux ayaa loo diiwaan galiyay in ay u geeriyoodeen xanuunka CIVID19 tan iyo markii uu ka dilaacay gudaha wadanka Norway.
Wasaarada...
Taliye Yaasiin Farey oo si rasmi ah u qaatay aqoonsiga musharaxnimo.
Dhuusa-Mareeb:-Yaasiin fareey oo ah sii hayaha xilka Taliyaha Nabad sugida Qaranka ayaa maanta si rasmi ah u qaatay shahaadada musharaxnimo.
Gudiga doorashooyinka ayaa si rasmi...
Abdirahman AbdiShakur oo si adag u weeraray Ra,isul wasaare Rooble(Aqriso).
Muqdisho:-Musharax Madaxweyne Abdirahman Abdishakur ayaa si adag u weeraray Ra,isul wasaare Maxamed Hussein Rooble.
Waxaa uu ku eedeeyay in uu ka gaabiyay mas,uuliyadii doorashada ee...


















