25 C
Mogadishu
Monday, June 30, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geele oo ku baaqay in ay sii socdaan Wadahadalada Musharixiinta...

0
Daahir Maxamuud Geelle oo ka tirsan Midowga Musharraxiinta ayaa ku baaqay in lasii wado wadahadallada mucaaradka iyo Ra'iisul Wasaaraha. Wax natiijo ah kama soo bixin...

Abiy Axmed ooShacabka Dalka Itoobiya Ugu baaqay Doorasho Guud in ay u diyaar garoobaan

0
Ra'isal wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa shacabka dalkiisa ugu baaqay doorashada guud ee dhawaan dhaceyso iney shacabku ku doortaan ciddeey doonaan, balse shacabku...

Xulka kubadda cagta ee Jigjiga oo qaadday koobka kubadda deeganka Soomaalida...

0
Kooxda kubadda cagta ee maamulka magaalada Jigjiga ayaa qaadday koobka kubadda cagta ee gobollada iyo maamul magaalooyinka dowladda deeganka Soomaalida ee dalka Itoobiya. Ciyaarta kama...

Gudoomiye Cumar Filish oo Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya kala hadlay Xakameynta Covid19

0
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamed Maxamuud Cumar Filish ayaa maanta xarunta Dowladda Hoose kulan kula yeeehay Wasiirada Caafimaadka, Gargaarka, Wasiirka...

Shir u dhexeeya Dawlada Federaalka iyo Dawlad goboleedyada oo dhawaan ka Furmaya Muqdisho

0
Shir u dhaxeeya Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir, ayaa maalmaha soo socda ka furmaya magaaladda Muqdisho si loo sii ambaqaado...

Madaxweynihii hore Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo shaaciyay in musharixiinta ay sameeysan...

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Axmed, ahna guddoomiyaha Midowga Musharaxiinta ayaa ka hadlaysababta uu u baaqday  dibad-baxii qorsheeyeen inay ka dhigaan Muqdisho Sheekh Shariif Sheekh...

Turkiga oo Saldhig Ciidan ku wareejiyay Dawlada Federaalka Soomaaliya

0
Wasaarada Gaashaandhigga Dowlada Turkiga ayaa boggeeda  Twitterka waxaa la soo dhigay in Ujeedada Saldhiga military ee turkiga gacanta uu ku haayay  lagu wareejiyay dowlada...

Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntlnad oo ka tacsiyadeyay geerida Xildhibaan Cali Axmed Saalax (Cali Dhahar)

0
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Maamulka Puntland Cabdirashiid Yuusuf  Jibriil Cawl, ayaa ka tacsiyadeeyey geerida Alle ha u naxariistee Xildhibaan Cali Axmed Saalax (Cali Dhahar) oo...

Dawlada Hindiya oo Talaalka Cudurka Covid19 u soo dirtay Soomaaliya

0
Dowladda Hindiya ayaa shaacisay Dalka Soomaaliya ay u soo dirtay shixnad talaalkaCudurka Covid19 , oo lagu Farsameeyay Dalka Hindiya Wasiirka arrimaha Dibadda Hindiya , Subrahmanyam...

Golaha Wasiirada oo yeeshay kulan looga hadlayay sidii loogu gurman laha Dadka ay Abaarta...

0
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka XFS Mahdi Maxamed Guuleed ayaa guddoomiyay shir  ay Golaha Wasiirradu yeesheen, oo looga hadlay abaarahaka jira dalka  iyo sidii gurmad loo...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...