Home 2021
Yearly Archives: 2021
Dagaal markale ka qarxay degmada Guriceel
Wararka naga soo gaaraya Degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in mar kale saakay halkaas uu ka bilowday dagaal u dhaxeeya ciidamada Galmudug...
Dowlada Turkiga oo eriday 10-safiir oo ku jiro safiirka Norway.
Ankara:-Dowlada Turkiga ayaa maanta eriday Safiirada ilaa iyo 10 safiir oo uu ku jiray safiirkii dowlada Norway u joogay dalka Turkiga.
Madaxweynaha Wadankaasi Recep Tayyip...
Gudiga doorashooyinka Puntland ee TPEC oo Ciidamo la wareegay
Taliyaha Ciidanka Booliiska Maamulka Puntland S/Guuto Cabdiyare Xasan Xuseen ayaa maanta guddiga KMG doorashooyinka ee TPEC ku wareejiyay ciidamo looga tala-galay sugidda Amniga doorashooyinka...
Ra’iisal Wasaare Rooble oo xil u magacaabay Bashiir Goobe
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa wareegto uu soo saaray maanta oo ay taarrikhdu tahay 23//10/2021 ugu magacaabay Bashiir Maxamed Jaamac (Goobbe)...
Nin Haysta dhalashada Norway oo Maxkamada Somaliland ku xakuntay dil oo xaaladiisa laga dayrinayo.
Hargeysa:-55-jir Soomaali haysta dhalashada Wadanka Norway oo hore Maxkamad ku taal Hargeysa dil ku xukuntay ayaa lagu soo waramayaa in la dhigay isbitaal kadib...
Ciidamada Dowlada oo la wareegay degmada Guriceel.
Guriceel:-Ciidamo ka wada tirsan dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Galmudug ayaa la wareegay gacan ku heynta degmada Guriceel.
Ciidamada ayaa dhowr jiho ka soo galay...
Deg deg: Booliska Norway oo gacanta ku dhigay mid ka mid ah dadka looga...
Oslo:- Booliska Magaalada Oslo ayaa goordhaw shaaca ka qaaday in gacanta ku dhigeen mid ka mid ah rag looga shakisan yahay in ay ka...
Serbia oo ka mid noqotay wadamada lagu tagi karo baasaboor ka Soomaaliga.
Muqdisho:-Dowladda Serbia ayaa ka mid noqotay waddamadda reer Yurub ee lagu tegi karo Baasaboorka Soomaaliya.
Dowladaha Soomaaliya iyo Serbia ayaa horay u lahaa xiriir dheer,...
Dad fara badan oo cabsi darteed uga qeyb galin Salaada Jimcaha Masjidka Moss.
Oslo:- Dad fara badan ayaa lagu soo waramayaa in aysan maanta ka qeyb galin salaada Jimcaha Masjidka Magaalada Moss.
Arintaan ayaa timid kadib markii dhawaan...
Farmaajo iyo Rooble oo heshiis buuxa gaaray (Warsaxaafadeed).
Muqdisho:-Madaxweyne Farmaajo iyo Ra,isul wasaare Rooble ayaa heshiis buuxa ka gaaray khilaafkii in muda ah ka dhex jiray.
Heshiiska labada mas,uul ayaa ahaa mid uu...