Home 2021
Yearly Archives: 2021
Galmudug & AMISOM oo ka wada hadlay sugida amniga Goobaha ay ka dhacayan doorashooyinka
Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Gamludug, Dr. Maxamed Nuur Gacal ayaa maanta ku soo dhaweeyay Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Galmudug ee Magalada Dhuusamareeb Korneyl ...
Taliyaha Ciidanka lugta Uganda oo Muqdisho yimid lana kulmay Farmaajo & Rooble
Magaalada Muqdisho waxaa Maanta soo gaaray Taliyaha Ciidamada lugta Uganda Lt. General Muhoozi Kainerugaba oo uu dhalay Madaxweynaha Uganda iyo Saraakiil ciidan uu hoggaaminayay.
Wararkaa...
Taliye ka tirsan Ciidanka Somaliland oo dagaal lagu dilay
Wararka naga soo gaaraya degmada Xudun ee Gobolka Sanaag ayaa waxaa ay sheegayaan in dagaal ka dhacay halkaasi lagu dilay Taliyihii Ciidamada Somaliland ee...
Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka Somaliland.
Muqdisho:- Madaxweynaha Soomaaliya Mohamed Abdullahi Farmaajo ayaa kulan gaar ah la qaatay qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka Somaliland ee soo dooranaya xubnaha aqalka...
doorashada Xubnaha Aqalka sare Somaliland oo dib loo dhigay
Qoraal ka soo baxay guddiga hirgelinta doorashooyinka Xubnaha Aqalka Sare ee Somaliland ayaa lagu shaaciyey in dib u dhac uu ku yimid doorashada...
Fahad Yaasiin oo xilkii loo magacaabay la wareegay
Lataliyaha cusub ee Amniga Qaranka Fahad Yaasiin ayaa munaasabad ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka waxa uu xilka kala wareegay Lataliyihii Hore ee Amniga Qaranka Mudane...
Wasiir ka Tirsan Xukuumadda Soomaaliya oo Xanibaad lagu Sameeyay
Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku wajahnaa Magaalada Garowe ayaa gelinkii dambe ee maanta laga hor istaagay inay...
Ra’iisal Wasaare Rooble oo la kulmay gudiga Xalinta khilaafaadka
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka.
Guddiga ayaa Ra’iisul Wasaaraha uga warbixiyay howlaha u qabsoomay...
Qatar oo cambaareysay qaraxii is-miidaaminta ahaa ee ka dhacay Muqdisho
Dowladda Qatar ayaa cambaareysay weerarkii is-miidaaminta ahaa ee shalay ka dhacay Isgoyska Ceel-Gaabta ee Magaalada Muqdisho, kaas oo ay ku dhinteen siddeed qof, halka...
Kooxda Taalibaan oo dishay burcad afduub geystay
Maamulka Taalibaan ee magaalladda Herat ee Galbeedka dalka Afganistan waxay ku dileen, isla markaana ay Wiish ka soo lalmiyeen 4 qof oo ku eedeysnaa...