doorashada Xubnaha Aqalka sare Somaliland oo dib loo dhigay

Qoraal ka soo baxay guddiga hirgelinta doorashooyinka Xubnaha Aqalka Sare ee Somaliland ayaa lagu shaaciyey in dib u dhac uu ku yimid doorashada xubnaha Aqalka Sare oo lagu balansanaa in berri ay musharaxiintu khudbadahooda jeediyaan, si maalinka xiga ee 28-ka bisha ay doorashadu u bilaabato.
“Waxaan ku war gelinaynaa dhamaan musharixiintii isku diiwan geliyay tartanka Doorashada Aqalka Sare ee Somaliland in uu dib u dhac ku yimid hadal jeedintii berri ay jeedin lahaayeen musharixiintu.
Dib ayaan kasoo sheeegi doonaa wakhtiga,” ayaa lagu yiri qoraalka ka soo baxay guddiga.
Xafiiska wararka Muqdisho
Info@aragticusub.com