Home 2021
Yearly Archives: 2021
lix ruux oo loo xiray dil Wiil Somali ah loogu geystay Mareykanka
Qof kale oo ah ruuxii lixaad ayaa lagu soo oogay dacwad dil ah oo ku saabsan dilka wiil 18 jir ah la toorriyeeyay.
Cabdiraxiim Maxamed...
Ganacsiga magaalada Wajeer oo maalintii labaad xiran
Waxaa Maalintii labaad xiran dhamaan suuqyada waaweyn ee magalada Wajeer Gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya.
Ganacsatada magaaladaas ayaa waxaa ay sheegeen in sababta loo...
Xiisad dagaal oo ka taagan degaan ka tirsan Gobolka Galgaduud
Waxaa saaka xiisad dagaal oo u dhaxeeysa laba maleeshiyo Beeleed ay ka taagan tahay degaanka Xananbuure Gobolka Galgaduud ee Maamulka Galmudug.
Dagaal shalay gelinkii dambe...
Dowladda Somalia oo shaacisay dad horleh oo u geeriyooday COVID-19
Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in 24-tii saac ee lasoo dhaafay la baaray 1,667, balse la...
Diyaarado duqeyn ka geystay degaano ka tirsan Gobolka Gedo
Diyaaradaha dagaalka dalka Kenya ayaa xalay waxaa ay duqaymo xoogan ka geysteen degaano hoostaga Degmadda Ceelwaaq ee gobolka Gedo.
Diyaaradaha oo joog hoose ku socday...
Wasiirka Amniga oo ka hadlay qaraxii ka dhacay Irida laga galo Madaxtooyada
Wasiirka Amniga Gudaha ayaa cambaareeyay weerarkii argagixiso ee maanta ka dhacay Muqdisho.
Wasiirka Amniga Gudaha XFS Mudane Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa si adag u cambaareeyay...
Madaxweyne Deni oo si cad u sheegay in Farmaajo uu hore wareejiyay arimaha doorashooyinka
Madaxweynaha Puntland Saciid Deni oo ka hadlay xiisada siyaasadeed ee dalka ku soo korortay ayaa ugu baaqay Madaxda in Ra’iisul Wasaaraha fursad u siiyaan...
Gabar ka tirsaneyd xafiiska Rooble oo ka mid noqotay dadkii ku dhintay qaraxa iyo...
Hibaaq Abuukar oo ka tirsaneyd xafiiska ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka mid noqotay dadkii ku geeriyooday qaraxii is-miidaaminta ee maanta ka...
Ra’iisul wasaare Rooble oo war kasoo saaray qaraxii maanta baaqna diray
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa tacsi u diray dadkii ku dhintay qaraxii xooggaa ee maanta magaalada Muqdisho oo lagu beegsaday dad u...
Qareeno Soomaali ah oo maxkamadda ICC u gudbiyay dacwad ka dhan ah dowladda Soomaaliya
Qareeno Soomaaliyeed oo fadhigooda yahay magaalada Melbourne ee dalka Australia ayaa sheegay in dacwad ka dhan ah dowladda Soomaaliya u gudbiyeen Maxkamadda Caalamiga ee...