27.9 C
Mogadishu
Tuesday, June 24, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

Maxaa dhici kara, haddii ay cadaalad weyso Ikraan Tahliil Faarax?

0
Sheekh Cabdiraxmaan Shariif oo ka mid ah Culimada caanka ah ee Soomaaliyeed ayaa markii ugu horreysay si adag uga hadlay kiiska Ikraan Tahliil Faarax...

Maxaa kajira in Mareykanka uu Ciidamo u soo dirayo Soomaaliya?

0
Wasiirka Difaaca Maraykanka Lloyd Austin ayaa sheegay in Maraykanku uu haatan ka amni badan yahay sida uu ahaa 20 sano ka hor, markii ay...

Dhageysiga Khudbadaha Musharixiinta Aqalka Sare oo ka billaabaneysa Jowhar

0
Xildhibaannada Baarlamaanka dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa waxaa lagu wadaa in Maanta oo Isniin ah inay dhageystaan khudbadaha musharixiinta Aqalka Sare. Shalay guddiga doorashooyinka Hir-Shabeelle waxaa...

Kuuriyada Waqooyi oo mar kale tijaabisay gantaalo halis ah

0
Kuuriyada Waqooyi ayaa tijaabisay gantaal nooca riddada dheer ah oo awood u leh inuu ku dhufto inta badan Japan, sida ay sheegtay warbaahinta dowladda...

Ciidanka dowladda oo howlgal ka sameeyay degaano ka tirsan G/Hiiraan

0
Ciidanka Kumaandooska Danab ayaa howlgallo kala duwan ka wada deegaano hoos yimaado Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan. Howlgalladaan ayaa saraakiisha hoggaamineysa waxaa ay sheegeen in...

Golaha wadatashiga Qaran oo la kulmay Ku-xigeenka Xoghayaha guud ee QM

0
Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay wafdi sare oo ka socday QM oo ay hoggaamineysay Ku-xigeenka Xoghayaha guud ee QM Amina Jane Momamed. Kulanka...

Rooble oo Amray in aan wax lacag ah laga bixin Khasnadda Dowladda

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen  Rooble ayaa amar ku bixiyay in aan wax kharash ah laga bixin karin lacagta Hey’adda IMF ee qoondada...

Laamaha ammaanka laascaanood oo dad u qabtay dilkii Xildhibaanka

0
Waxaa xalay fiidkii magaalada Laasacaanood lagu dilay Cabdirisaaq Axmed Cilmi (Cardoofe) oo ka tirsanaa mudanayaasha golaha deegaanka, isla markaana ahaa gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah...

Xaaska Cabdiwahab Cabdisamad oo afduubkiisa la xiriiisay R/Wasaare Rooble

0
Xaliimo Maxamed oo ah xaaska Prof. Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad oo warbaahinta kula hadashay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegtay in afduubka seygeeda Aqoonyahan...

Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay rag ay baadi goobayeen

0
Howlgal ay sameeyeen Ciidamada Booliiska Gobolka Mudug ee Puntland, ayaa waxaa la sheegay inay gacanta ku dhigeen rag muddo lagu raad joogay, kuwaas oo...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...