Home 2021
Yearly Archives: 2021
Puntland oo Maanta xukun ku riday Rag geystay kufsi wadareed
Maxkamadda Darajada 1aad ee Gobolka Mudug Puntland ayaa Maanta oo Isniin ah waxaa ay xukun ku riday Saddex rag ah, kuwaas oo lagu eedeeyay...
Sadax dhalinyaro ah oo ku afduubna magaalada Baledweyne oo goordhaw la sii daayay
Waxaa goordhaw dib xoriyadooda u helay oo lasii daayay sadax dhalinyaro ah oo mudo sadax maalin ah ku afduubna Xaafada Howlwadaag ee Magaalada Baledweyne,...
Wasiirka howlaha guud ee Somaliland u jawabay xogeeyaha arrimaha gudaha xisbiga Waddani
Wasiirka howlaha guud ee Somaliland Cabdillaahi Abokor Cismaan, ayaa xogeeyaha arrimaha gudaha xisbiga Waddani ku eedeyay in uu u dhaqmayo sidii madax dhaqmeedka, kadib...
Howlgal laga sameeyay Xaafadaha Magaalada Jowhar
Ciidamada dowladda Soomaaliya oo isugu jira Boolis, Nabadsugid, & Millateri oo ay wehlinayeen kuwo ka tirsan AMISM ayaa howlgal Wadajir ah waxaa ay ka...
Dagaal ka dhacay Shabeellaha Hoose & faah faahin kasoo baxeysa
Dagaalka oo u dhaxeeyay Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa uu ka dhacay degaanka Bariire oo kamid ah degaannada...
DEG DEG:Madaxweyne Farmaajo oo ka hor yimid shaqa ka joojinta Fahad Yaasiin.
Muqdisho:-Madaxweynaha Soomaalida Mohamed Abdullahi Farmaajo ayaa si cad uga horyimid go,aanka Ra, isul wasaare Rooble shaqada uga joojiyay Taliyihii Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka...
Ra,isul wasaare Rooble oo shaqo joojin ku sameeyay Fahad Yaasiin.
Muqdisho:-Warsaxaafadeed goordhaw ka soo baxay Xafiiska Ra, isul wasaaraha Soomaalida Maxamed Hussein Rooble ayuu shaqadii kaga joojiyay agaasimaha Hay,dda nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka...
Weerar Hoobiyayaal oo ka dhacay Magaalada Jowhar.
Jowhar:-Weerar loo adeegsaday Hoobiyayaal ayaa ka dhacay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabelle.
Weerarka oo ka dhacay Xaafada Horseed iyo Hanti-wadaag ayaa ah meel ay inta...
Madaxtooyada Soomaaliya oo faragalin xoogan ku heysa Magacaabista aqalka sare ee Hirshabelle.
Muqdisho:-Xogaha kala duwan oo ay heleyso warbaahinta aragticusub ayaa sheegaya in xarunta Madaxtooyada faragalin xoogan ku heyso magacaabista liiska xubnaha aqalka sare ee Maamulka...
Midowga Afrika oo wada qorshe ku aadan in ciiddamada AMISOM loo kordhiyo illaa 2027
Inta badan dowladdaha xubnaha ka ah Midowga Afrika ayaa ku boorrinaya Qaramada Midoobay inay gacan ka geysato xoojinta dadaallada nabad-ilaalin ee Soomaaliya, iyadoo Midowga...