25.8 C
Mogadishu
Tuesday, June 24, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo ku dhawaaqay liiskii harsanaa ee Aqalka Sare{AKHRISO}

0
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa soo saaray liiska Saddexdii xubnood ee ka dhimmaanaa kuraasta Aqalka Sare ee Soomaaliya. Doorashadooda ayaa lagu waddaa...

Qoorqoor” Dalku wuxuu ku heshiiyay doorasho dadban marka doorasho dadban sideey tahay iyo sidii...

0
  Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa sheegay in doorashadii dhawaan ka dhacday Galmudug ee Aqalka Sare ay jireen dad reer Galmudug oo u...

Canada oo ballanqaad u sameysay dadka wajahaya hanjabaadaTaalibaan

0
  Dowladda Canada ayaa sheegtay inay qaadan doonto ilaa 20,000 oo qaxooti reer Afghanistan ah, kuwaas oo ay ku jiraan madaxda ururada haweenka, shaqaale dowladeed...

In ka badan boqol kun ruux oo codadkooda ka dhiibtay doorashada Norwey.

0
Oslo, Dalka Norwey waxaa 10-ka bishan ka bilaabatay in dadweynaha codadkooda doorashada sii dhiiban karaan. Sida lagu xaqiijiyay wargeyska klartale.no in ka badan boqol kun...

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay geerida Gudoomiyihii gudiga Xalinta Khilaafaadka doorashooyinka.

0
Muqdisho, Ogoosto 13, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed...

Gudoomiyihii Gudiga xalinta khilaafaadka oo ku geeriyooday Muqdisho.

0
Muqdisho, Guddoomiyihii Guddiga Xalinta Khilaafaadka ee doorashada C/llaahi Abyan Nuur ayaa ku geeriyooday Magaalada Muqdisho. Allaha Naxariistee Abdullahi ayaa la xaqiijiyay in uu ku dhacay...

Norwey oo si KMG ah u xirtay qunsuliyadeeda Magaalada Kabul.

0
Oslo,Dowlada Norwey ayaa shaaca ka qaaday in si KMG ah u xirtay qunsuliyadii ay ku laheyd Magaalada Kabul ee dalka Afganistan. Wasiirada Arimaha dibada Norwey...

Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo ka hadlay horumarka la taaban karo ee laga...

0
Ergeyga QM ee Soomaaliya ayaa golaha ammanaka u sheegay in horumar laga gaaray heshiiskii u dhexeeyay dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada oo ujeedkiisu ahaa...

Guddoomiye Cirro : Waxaa loo baahan yahay in la tartamo oo tanaasul la’aan doorashooyinka...

0
Muqdisho:-Guddiga hirgelinta Doorashooyinka ee Heer Federaal ayaa ka hadlay natiijada doorashada Aqalka Sare ee maalintii shalay ka dhacday Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb, iyadoo lagu...

UK oo 600 Askari u diri doonta Afganistaan

0
Wasiirka Difaaca ee dalka UK, Ben Wallace waxa uu sheegay inay Ciiddankaasi taageero ka geysan doonaan sidii loo soo daad-gureyn lahaa Muwaadiniinta UK iyo...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...