26.1 C
Mogadishu
Wednesday, June 25, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

Dhageyso:Golaha Samata bixinta Awdigil oo Cambeerayay Xasuuqii Amisom ay ka geysteen shabeelaha Hoose

0
Gudoomiyaha Golaha Samata bixinta Awdigil Suldaan Sahariif Cali Xasan Ibraahim ayaa si kulul u Cambaareeyay xasuuqii ciidanka Amisom ay ka geysteen meel u dhow...

Qarax Ka dhacay duleedka Kismaayo & khasaaro ka dhashay

0
Kismaayo:-Qaraxaan oo ahaa miinada nooca dhulka lagu Aaso ayaa Ciidamo ka tirsan kuwa dowlad Goboleedka Jubbaland waxaa lagula eegtay duleedka Magaalada Kismaayo ee gobolka...

Sanad kadib ceyrintii Xasan Kheyre, maxaan ka baranay siyaasadda isku daneysiga?{AKHRISO}

0
Muqdisho:-Hal sano kahor, 25-kii bishii tagtay ee July waxaa kala tegay mid ka mid ah lamaanayaashii ugu isbaheysiga adkaa siyaasadda Soomaaliya ee madaxweyne Maxamed...

Deni oo la kulmay xubno ka tirsan Guddiga doorashooyinka Soomaaliya

0
Garoowe:-Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay xubno ka mid ah Guddiga Doorashooyinka heer Federaal oo uu hoggaaminayo Muuse Geelle Faroole,...

Norway:-Dadka qaadaya xanuunka caabuqa Caronavirus oo sare u kacay wadanka .

0
Oslo:-Warbaahinta iyo hay,adaha caafimaadka Norwey ayaa sheegay in 24-saac ee ugu dambeeay ay qaadeen xanuunka dad gaaraya in ka badan 500 oo ruux. Dadka xanuunkaan...

Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay Xildhibaannada la doortay

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa u hambalyeeyay lixda xubnood ee maanta Golaha Baarlamaanka Galmudug u doorteen inay ka mid noqdaan...

Lix kamid ah Kuraasta Aqalka Sare oo lagu doortay Magaalada Dhuusamareeb{AKHRISO}

0
Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa waxaa ka dhacday doorashada lix kamid ah kurasta Aqalka Sare, waxaana ku tartamayay 12 musharax oo uu soo...

Wasiiru Dowlaha madaxtooyada oo sabab u noqday in Sahra Axmed Mustaf laga reebo tartanka...

0
Wasiiru-dowlaha madaxtooyada Soomaaliya, Xasan Macalin Khaliif, ayaa gabar Soomaali ah kuna nool dalka Australia u horseeday in laga reebo tartan ay u geli lahayd...

Diridhabe : Qiimaha maciishada oo lajaangooyay

0
War kasoo baxay Ismaamulka Diridhabe ayaa lagu sheegay in lajaan gooyay qiimihii maciishada ee Diridhabe oo maalmihii lasoo dhaafay aad u kacsanaa. Haddaba waxyaabaha aad...

faafaahin:Qarax Ka dhacay Duleedka Baladweyne.

0
Wararka ka imaanayo Deegaanka Ceelgaal oo qiyaastii 13kmt dhinaca waqooyi ugu beegan Magaalada Baladweyne ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay qarax miino kaasi...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...