Home 2021
Yearly Archives: 2021
Gudoomiyaha rugta Ganacsiga Somalia oo la kulmay ganacsato Turki ah(Sawiro).
Muqdisho, Gudoomiyaha rugta ganacsiga iyo warshadaha Soomaalida Mohamud Abdikarim (Gabeyre) ayaa kulan la qaatay ganacsato ka socatay wadanka Turkiga.
Gudoomiye Gabeyre ayaa ganacsatada warbixin ka...
Kulan looga hadlayay Amniga doorashada oo lagu qabtay Beledweyne
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali jeyte Cusmaan ayaa shir Gudoomiyay kulan loogu hadlayay arimaha amaanka magalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.
Kulanka ayaa waxa ka qeyb...
Dhageyso: Musharax Xildhibaan Cabdulaahi Khaliif Cali oo sheegay in uu si daacadnimo ah ugu...
MusharaxXildhibaan Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Cabdullaahi Khaliif Cali oo degaan doorashadiisa ay tahay Galmudug ayaa ka war bixiyay sababta uu isu soo sharaxay
Cabdullaahi Khaliif...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulamo ka wada magaalada Mombasa
Ra’iisul Wsaaraha xukumadda FederaxilgaarsiintaMaxamed Xuseen Rooble oo weli kus ugan Magaalada Mombasa ee dalka Kenya ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah jaaliyadda...
Baarlamaanka Puntland oo doortay 11 kursi ee Puntland ku matalaya Aqalka Sare
Magaalada Garoowe ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Puntland waxaa Maanta oo Arbaco ah ka dhacday doorashada Xildhibaannada Aqalka sare ee Puntland ku matalaya dowladda Federaalka,...
Ciidamada AMISOM & kuwa Jubbaland oo howlgal Wadajir ah fuliyay
Ciidamada Kenya ee ka tirsan howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa howlgallo lagu xaqiijinayay amniga ay ka sameeyeen degaano...
Dhimashada dabkii ka kacay Algeria oo korortay
Ugu yaraan 42 qof oo 25 ka mid ah ay yihiin ciidan ayaa geeriyooday, kaddib markii dalka Algeria uu ka kacay dab baaxadwayn leh.
Madaxweynaha...
Ehelka dad ay dileen Ciidanka AMISOM oo caddaalad dalbaday.
Ehelka 7-ruux oo Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM gaar ahaan kuwa Uganda ay ku dileen Gobolka Shabeelaha Hoose si gaar ah Golweyn ayaa Dalbaday...
Doorashada Xildhibaannada Aqalka sare oo Maata ka dhaceysa Garoowe
Maanta ayaa waxaa lagu wadaa in Magaalada garoowe ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Puntland lagu qabto doorashada 11 Xubnood ee Puntland ku matalaya Aqalka sare,...
Barasaabka Magaalada New York oo is casilayo
Barasaabka gobolka New York Andrew Cuomo ayaa maanta ku dhowaaqay inuu is-casilayo kadib markii dhowr haween ah ay u jeediyeen inuu kula kacayo xadgudubyo...