Dhageyso: Musharax Xildhibaan Cabdulaahi Khaliif Cali oo sheegay in uu si daacadnimo ah ugu Adeegi doono shacabka Galmudug

MusharaxXildhibaan Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Cabdullaahi Khaliif Cali oo degaan doorashadiisa ay tahay Galmudug ayaa ka war bixiyay sababta uu isu soo sharaxay

Cabdullaahi Khaliif Cali ayaa sheegay in waxyaabaha ku kallifay in uu ka mid mid noqdo musharixiinta u tartameysa kursi ka mid ah kuraasta Golaha shacabka  Baarlamaanka Soomaaliya ee laga soo doorto Galmudug ay tahay sidii uu qax uga qaban lahaa dhubaatooyinka hesta shacabka Galmudug

Musharax Cabdulaahi khaliif cali ayaa sheegay in uu noqon doono qof u Adeega Dadka shacabka ee uu matalo  haddii uu ku guuleysto kursiga Xildhibaan ee uu raadinayo.

Hoos ka Dhageyso waraysiga