25.2 C
Mogadishu
Saturday, June 28, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

Guddoomiyaha Guddiga xalinta khilafaadka doorashooyinka & Xubno kale oo u safray Baydhabo

0
Guddoomiyaha Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Soomaaliya Cabdullaahi Abyan Nuur iyo waftdi uu hogaaminayo ayaa saaka u safray Dowlad Goballeedka Koonfur Galbeed. Xubnahan Guddiga Xalinta Khilaafaadka...

Ciidamada dowladda & kuwa AMISOM oo howlgal Wadajir ah fuliyay

0
Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya oo ay wehlinayeen kuwo ka tirsan AMISM ayaa howlgal Wadajir ah waxaa ay ka fuliyeen Xaafado ka tirsan...

Dowladda Jabuuti oo si adag uga hadashay rabshado ka dhacay Caasimadda dalkaas

0
Dowlada Jabuuti ayaa si adag uga hadashay rabshado ka dhacay qaybo ka mid ah caasimadda dalka Jamhuuriyadda Jibuuti kuwas oo u dhexeeyay Qoomiyadaha walaalaha...

Masar iyo Algeria oo taageero u muujiyay Madaxweynaha Tunisia

0
Madaxtooyada Masar waxay ay sheegtay inuu Madaxweyne C/Fataax Al-Sisi ku raacay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Algeria, Ramtane Lamamra in taageero buuxda laga siiyo...

Dowladda Federaalka, AFRICOM, AMISOM & Maamulka Wanlaweyn oo kawada hadlay Amniga Degmadaas.

0
Degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeelaha Hoose waxaa ka dhacay kulan looga hadlay amniga Degmadaas waxaana ka qaybgalay Guddoomiyaha Magaaladaas, Saraakiil ka kala socotay Dowladda...

Ciidanka DANAB oo Maanta howlgal qorsheysan fuliyay

0
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ee DANAB gaar ahaan Ururka 7-aad ee Guutada 16-aad ayaa saaka howlgal qorshaysan ka fuliyey  Degaanka Shaam oo qiyaastii 28km...

Duqeyn ka dhacday Gobolka Mudug & faah faahin laga helayo

0
Duqeynta ayaa waxaa la sheegay in Maanta ay ka dhacday aagga u dhexeeeya Qaycad iyo Hareeri Dheere ee katirsan Gobolka Mudug, halkaas oo ay...

Taliye Xijaar oo ku baaqay in la baaro Ergada dooraneysa Xildhibaannada Golaha Shacabka

0
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Gen Xijaar oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in aysan jirin cid loo diiday waraaqda danbi la’aanta ah ee...

Diiwangelinta Musharixiinta Aqalka Sare oo ka bilaabaneysa Baydhabo

0
Maanta ayaa waxaa lagu wadaa in Magaalada baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ay ka bilaabato diiwangelinta musharixiinta u tartamaya Xildhibaannada Aqalka Sare qeybta ka...

faafaahin:Dil ka dhacay Magaalada laas-caanood.

0
Wararka laga helayo Magaalada laas-caanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi xalay lagu dilay Guddoomiyihii Guddiga Doorashooyinka Somaliland ee gobolka...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...