Home 2021
Yearly Archives: 2021
Kenya oo xanibaado kusoo rogtay qeybo ka mid ah Gedo
Afhayeenka Ciidanka Xoogga Dalka ee Gobolka Gedo, Korneyl Aadan Axmed Xirsi (Aadan Rufle) ayaa sheegay in Ciidanka Kenya ay weli dhibaatooyin ka wadaan Gobolka...
Yaxaas loogu magac daray Osama Bin Laden oo 80 qof ku cunay hal tuulo.
Victoria:-Yaxaas dilaa ah ayaa loogu magac daray hoggaamiyihii hore ee Al-Qaacida Osama Bin Laden, kaasoo 80 qof ku cunay harada Victoria ee dalka Ugandha...
Taliye Tareedisho oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Al-Shabaab
Kulan looga hadlayay Amniga & la-dagaalanka Al-Shabaab ayaa waxaa uu ka qabsoomay degmada Buulo-burde ee Gobolka Hiiraan, iyada oo kulanka ay ka qeyb galeen...
Turkiga oo cambaareeyay qarixii shalay ka dhacay Muqdisho
Dowladda Turkiga ayaa si adag u cambaareeysay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee shalay oo Talaado aheyd lagu weeraray Xerada Tababarka Janeral dhega-badan ee magaalada Muqdisho,...
Saddax arrin ka ogow xerada ciidamada Jeneral Dhega-badan ee shalay la qarxiyey{AKHRISO}
Xerada tabbabarada ciidanka xoogga dalka ee Janaraal Dhaga-badan oo ah Xerada loogu magac daray Janaraal Cabdikariim Yuusuf Adan Dhaga-badan, ee ku taallo Degmada Wadajirwaa...
Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo Arrimaha doorashada kala hadlay Safiirka Ingiriiska
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa kulan la qaatay Safiirka Dowlada Ingiriiska ee Soomaaliya Ambassador Kate Foster.
Kulankaan...
Pentagon-ka Mareykanka oo diyaarinaya hindise cusub oo ku saabsan Soomaaliya
Wasaaradda Gaashaandhigga Mareykanka ee Pentagon ayaa hormarineysa hindise cusub oo tobaneeyo tababarayaasha ciidamada gaarka ah dib loogu dirayo Soomaaliya, lix bilood kadib markii uu...
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in howlgal lagu dilay Xubno ka tirsan Al-Shabaab
Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee DANAB gaar ahaan Ururka 7aad ee, ayaa howlgallo qorsheysan oo ka dhan...
Madaxweynaha Jubbaland oo kulan la qaatay Wakiilada Beesha Caalamka
Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Kismaayo ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay Wakiilka gaarka ah ee Xoghaya guud ee Qaramada...
Dibad-baxayaal xirtay waddo muhiim ah oo ku taal Muqdisho
Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa maanta dibad-bax cabasho ah ka dhigay dhalinyarada ku shaqeysata mootooyinka Bajaajta ee ka howl-gasha caasimada, iyagoo isugu soo...