26.9 C
Mogadishu
Friday, June 27, 2025
Home 2022

Yearly Archives: 2022

Soomaaliya Oo Dib Safaaraddeeda Uga Furatay Dalka Rwanda

0
Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay shaacinaysaa in dib Safaaraddeeda uga furatay dalka Rwanda, iyadoo la fulinayo heshiiskii 26 Janaayo ay kala saxiixdeen Wasiirka...

UK oo direysa 8,000 oo askari oo ka hortaga gardarrada Ruushka

0
Dowladda UK ayaa Jimcaha sheegtay inay 8,000 oo askari u direyso bariga Yurub, halkaasi oo ay ku sameyn doonaan dhoolatus lagu muujinayo awood kadib...

Mareykanka oo dalbaday in la dedejiyo doorashada Madaxweynaha Soomaaliya

0
Dowladda Mareykanka ayaa bogaadisay doorashada guddoonka labada aqal ee Baarlamanka Soomaaliya oo shalay lagu soo geba-gebeeyey magaalada Muqdisho, ayada oo dalbatay in si deg...

SAWIRO:- Khasaro ka dhashay dab ka kacay Goobo Ganacsi oo kuyaalla Muqdisho

0
Dab ayaa goordhow ka kacay Goobo Ganacsi oo kuyaalla laamiga Degmada Deeyniile gaar ahaan Xaafada lagu Magacaabi Siisii ee Gobolkan Banaadir, kaas oo geystay...

Qaban qaabada Soo dhaweeynta Musharrax Madaxweyne Dr. CabdiNuur Sheekh Maxamed oo ka socota...

0
Doorashada sanadkaan ee madaxweynaha soomaaliya ayaa waxa tartamaya murashaxiin badan kuwaas oo mid walbo uu raadinayo inuu guuleysto. Baratanka waxaa qeyb ka ah Aqoonyahan,siyaasi aragti...

Wararkii ugu Dambeeyay doorashada Gudoomiye kuxigeenada Golaha shacabka

0
Magaalada Muqdisho waxaa ka socota qaban qaabada doorashada gudoomiye xigeenada koowaad iyo labaad golaha shacabka baarlamaanka 11-aad,ee Soomaaliya waxaana  doorashada lagu qabanayaa  Teendhada Afisiyooni. 13...

Madaxda Dawlad Goboleeddyada oo Hambalyo u diray Gudoomiyaha Cusub ee Golaha shacabka

0
Madaxweyneyaasha Dawlad goboleedyada Puntland, Galmudug, Jubaland iyo Hirshabelle ayaa iyaguna soo dhaweeyay doorashada guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka 11aad ee Soomaaliya. "Waxaan hambalyo u dirayaa Sheikh...

Gudiga doorashada Hirshabeelle oo shaaciyay Jadwalka doorashada 3 Kursi

0
Gudiga Hirgelinta doorashada Kuraasta Golaha shacabka ee hirshabeelle ayaa shaaciyay Jadwalka doorashada 3 kursi oo lagu qabanayo Magaalada Jowhar ee caasimada dawlad goboledka Hirshabeelle Gudiga...

Ra’iisal Wasaare Rooble oo bogaadiyay doorashada Gudoonka golaha shacabka

0
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa u hambalyeeyay Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya. Waxaan hambalyo iyo bogaadin diiran u...

Madaxweyne Farmaajo oo Hambalyo u diray Gudoomiyaha cusub ee Golaha shacabka

0
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo loo doortay Xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...