Home 2022
Yearly Archives: 2022
Dhageyso: Siyaasi Xasan Yuusuf Black oo ku dhawaaqay in uu yahay Musharrax u Tartamaya...
Mudane Xasan Macalin Yuusuf Black oo ah Xildhibaan hore uga Tirsanaa Baarlamaanka Koofur Galbeed Soomaaaliya ayaa ku dhawaaqay in uu ka mid yahay Musharixiinta ...
Boqorkii kubadda cagta ee reer Brazil ee Pele oo geeriyooday
Boqorkii kubadda cagta ee reer Brazil, Pele ayaa geeriyooday isaga oo da’diisu ay tahay 82 jir. Pele ayaa saddex jeer ku guulaystay koobka adduunka,...
Xusuuqa Somaliland ee Lascanood & Kacdoonka Shacabka
Magaaladda Laascanood ee xarunta Gobalka Sool waxaa ka bilowday kacdoonka shacabka ee ka dhanka ah Maamulka Somalidiidka ee la baxay somaliland,waxaana ku dhawaad 4...
Akadeemiye-Goboleedka Af-Soomaaliga oo maanta Muqdisho Xariga logo gara
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo dhiggiisa dalka Jabuuti Ismaaci Cumar Geelle ayaa xarigga ka jaray Akadeemiye-goboleedka Af Soomaaliga oo...
Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Khasaaraha Dadkii Lagu Dilay Magaalada Laascaanood
Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay banaanbaxyadii rabshadaha watay ee ka dhacay magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ee looga horjeeday...
KHUDBADDA MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA
BISMILAAH…….
GUDDOONKA LABADA AQAL EE BARLAMAANKA JFS
XILDHIBAANADA BARLAMAANKA JFS
MARTI SHARAFTA KALE
MUDANEYAAL IYO MARWOOYIN,
Waxaan dhammaantiin idinku salaamayaa salaanta Islaamka ASCWRWB:
Isla markii aan xilka la wareegay waxaan...
Madaxweynaha Koofur Galbeed oo gaaray Magaalada Baraawe
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray Magaalada Baraawe .
Socdaalka Madaxweynaha ee Magaalada Baraawe ayaa...
Dhageyso: Beesha Maxamuud Hiraab oo ku dhawaaqday dagaal ka dhan ah Alshabaab
Saraakiil ‘ Xildhibaano & Siyaasiyiin ka Tirsan Beesha Maxamuud Hiraab ee (Duduble) ayaa sheegay in ay qayb ka yihiin Hawlgalada lagu Xoreeynaayo Degaanada Alshabaab...
Wiil dhalinyaro Soomaali ah oo caawa dhaawac madaxa ah loogu geystay magaalada Bergen.
Iyadoo wadamada Yurub ay ku sii kordhayaan falalka cunsuriyada islaam naceybka xambaarsan ee ka dhanka ah dadka muslimiinta, ayaa caawa fiidkii wiil dhalinyaro ah...