Home 2022
Yearly Archives: 2022
Guddiga Doorashooyinka Federaalka Oo Shaaciyay In Lagala Wareegay Barihii Bulshada
Guddiga doorashooyinka heer Federaal ayaa shaaca ka qaaday in Guddigooda mar kale lagala wareegay oo gacantooda ka baxeen dhammaan barihii Bulshada oo Guddiga doorashooyinka...
Khasaaraha Ka Dhashay Qaraxii Xooganaa Ee Maanta Ka Dhacay Ceel-Gaabta
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Khasaaraha ka dhashay qaraxii Is-miidaaminta ahaa ee barqadii Maanta ka dhacay Isgoyska Ceel-gaabta ee degmada Xamar-jajab ee Gobolkaan...
DFS oo ka hadashay meydadka Soomaali laga helay xadka Giriiga & Turkiga
Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay in lagu soo wargeliyay in dadka tahriibayaasha ahaa ee meydkooda laga helay xadka Giriiga iyo Turkiga ay...
Shan qof oo ku dhintay qarax ka dhacay Ismaamulka Gaarisa
Shan qof oo rayid ah ayaa ku dhintay mid kalena dhawac culus ayaa ka soo gaaray qarax lala beegsaday baabuur ay wateen rag qandarasleyda...
Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo heshiis horudhac ah gaaray Odayaasha Beledweyne
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo Ku Xigeenkiisa Yuusuf Axmed Hagar ayaa maanta kulan balaaran la qaatay Nabadoonada iyo Waxgaradka beesha xawaadle...
Kooxo hubeysan oo Nabadoon ku dilay Beledweyne
Allaha u Naxariistee waxaa goordhaw Magaalada Baladweyne lagu dilay Nabadoon Cabdi Xuseen Coloow oo kamid ahaa Odayaasha dhaqanka Baladweyne.
Nabadoonka ayaa lagu dilay Xaafada Buundo...
Madaxweynaha Turkiga oo laga helay Covid-19
Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan, ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka ku sheegay in laga helay cudurka Coronavirus.
Wuxuu intaa ku daray in xaaskiisa Emine...
Guddi Uu Magacaabay Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Maanta Gaaray Magaalada Jowha
Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe ahna Caasimadda Maamulka Hirshabeelle ayaa waxaa Maanta gaaray Guddiga Wasiirada ah ee uu dhawaan magacaabay Ra’iisul Wasaaraha...
Wiilkii Yaraa Ee rer Marooko Kuna Dhacay Ceelka Oo Geeriyooday
Wararka naga soo gaaraya waddanka Marooko ayaa sheegaya in Rayan, wiilkii yaraa ee muddada shanta maalmood aheyd ku jiray godka ceelkii uu ku dhacay...
60 qof oo lagu dilay weerar ay fuliyeen kooxo maleeshiyaad ah bariga Congo
Ugu yaraan 60 qof ayaa lagu dilay weerar ay koox maleeshiyo ah subaxnimadii Arbacada ku qaadeen xero ay ku noolyihiin barekacayaal oo ku taal...