Alshabaab oo soo bandhigtay khasaraha ka dhashay dagaalkii Ceel Saliini

Al-Shabaab ayaa soo bandhigtay sawirro muujinaya qeyb kamid ah khasaarihii ciidamada Dawlada Federaalka ka

soo gaaray weerarkii laba maalin ka hor ka dhacay saldhigga Ceel Saliini ee gobalka shabeelaha Hoose

Sawirrada ay soo bandhigeen shabaab ayaa waxaa ay ku muujiyeen oo gabi ahaanba cagta mariyeen  Ceel Saliini sidoo kalena khasaare ay gaarsiiyeen Ciidankii dawlada Federaalka ee Halkaas ku sugnaa

Shabaab ayaa sheegtay Dagaalkii Ceel Saliini ay ku dilen 42 Askari oo ka Tirsan Ciidanka Dawlada Federaalka sidoo kalena ay ku qabsadeen Hub iyo Gaadiid

Xafiiska Wararka,Muqdisho.

Info@aragticusub.com