Amisom iyo Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka oo ka wada hadlay Xoojinta Hawlgalada ka Socda Soomaaliya

 Madaxda Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM iyo Saraakisha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (SNA) ayaa sheegay in ay ka go’an tahay kor u qaadista isku dubaridka howlgalada milatari ee wadajirka ah si looga hortago khatarta ka imaaneysa Al-Shabaab.

 

Taliyaha ciidamada AMISOM  Diomede Ndegeya, iyo Taliya Ciidamada Dhulka ee xoogga Abas Amin Ali, oo ay wehliyaan saraakiil kale ayaa khamiistii, isku raacay muhiimad ahaan in la dhiso unug isku duwa howlgalada looga horjeedo Alshabaab

 

Talaabadaan ayaa Imaanaysa Xilli Dawlada Federalka

Soomaaliya Saraakiisheeda Amniga iyo Madaxda Hawlgala Amisom ay doonayan in ay iska kaashadan Xoojinta Hawlgalada ka Socda Soomaaliya

 

Xafiiska Wararka Muqdisho.

Info@aragticusub.com