Xaggee baa lagu Aasayaa Medyka Marxuum Cali Khaliif Galleyr?

 

Danjire Maxamed Caalim  ayaa ka Tacsiyadeeyay Geerida  Dr Cali Khaliif Galeyr oo maalintii khamiista Taariikhdu ay ahayd 8 bisha October ku geeriyooday Magaalada Jig Jiga ee Caasimada Dawlada Degaanka Soomaalida Itoobiya

Danjire Caalim ayaa bartiisa Face buugga Soo dhigay Tacsida Marxuum Cali Khaliif Galeyr Waxaana uu sheegay in Ehelka Marxuumka ay go,aan ku gaareen Medka Dr Cali Khaliif Galeyr lagu Aasao Magaalada Laascaanood ee Xaruunta Gobolka Sool Halkaas oo uu sheegay in ay tahay meeshii  lagu Dhalay Marxuumka oo uu ka soo Jeedo .

Qoraalka Danjire Caalim ayaa u qornaa sidaan”

ilaahay ha u naxariisto prof Cali khaliif Galayr oo lagu aasidoona Magaalada laccanood ee uu ku dhashay

warka ka imanaya magaalada jigjiga jiga

beesha uu ka dhashay oo Go’aanka Gaadhey

 

Inaa Lillaah Wa Inaa Ileyhi Raajicuun

Xafiiska Wararka Muqdisho.

Info@aragticusub.com