Ayax ku Habsaday Degaano ku yaala gobolka shabeelaha Dhexe

wararka ka imanaya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya n Ayax badan uu ku Habsaday degaano ka Tirsan gobolka shabeelaha Dhexe
Degaano hoostaga Degmada Mahdaay ee gobolka shabeelaha Dhexe yaa wararku sheegayaan beero ku yaala in Ayaxa dalagyadii ku yaalay uu baa bi,iyay Waxaana Beeraleyda gobolka Shabeelaha Dhexe ay ku baaqeen in la gacan siiyo la dagaalanka Ayaxa.
Dawlada Federaalka Soomaaliya ayaa dhowr degaano ka Tirsan Puntland iyo Galmudug Geysay diyaarado Heli kobtaro ah iyo Baabuur ay saaran yihiin qalab lagula dagaalamo Ayaxa hayeeshee Cayaanka Ayaxa ayaa isuu weecday gobolada Hiiraan iyo shabeelaha Dhexe.

Xafiiska Wararka Muqdisho.

Info@aragticusub.com