Beesha Cabdulle Galmaax oo beenisay in Nabadoon Cusub ay dooratay

War Saxaafadeed ka soo baxay Beesha Cabdulle Galmaax oo ka Tirsan Beelaha Abgaal ayay kaga soo horjeesatay Waxba kama jiraan ku Tilmaamtay in Beesha ay ay yeelatay Nabadoon Cusub
War saxaafadeedka ka soo baxay Beesha Cabdulle Galmaax ayaa lagu yiri’ beesha kulan ay isugu timid oo ay hogaan cusub ku doortay ma jiro sidoo kalena sawirka warqada lagu soo daabacay  warsaxaafadeedka uusan sax ahayan oo anay jirin cid dooratay odaygaasi
Hoose ka Akhriso Warsaxaafadeedka ka soo baxay Beesha Cabdulle Galmaax.


Xafiiska Wararka Muqdisho.
Info@aragticusub.com