Cabdiraxmaan Ciro oo laga helay Cudurka CaronaVirus

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADANI Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Ciro ayaa laga helay cudurka Carona Virus

Cabdiraxmaan Cirro ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook waxa uu ku sheegay in baaritaan lagu sameeyay laga helay cudurka covid19  isla markaana uu iskarantiilay.

“Maanta waxa la iga helay Corona Virus [covid19] baadhis kaddib. Waxa aan ku jiri doonaa karantiin-iskay ah oo toddoba maalmood ah sida dhakhtarku ku taliyey. Caafimaadkayguna aad buu u fiican yahay ayuu yiri”ayuu soo qoray Cabdiraxmaan Mudane Cirro.

Cudurka Carona Virus ayaa dhibaato ku haaya caalamka iyadoo dad badan ay u geeriyoodeen Cudurkaasi

Xafiiska Wararka Muqdisho.

Info@aragticusub.com