Ciidanka Galmudug oo Hawgal Miino baaris ah ka sameeyay kooFurta gobolka Mudug

Ciidamada maamulka Galmudug ayaa howlgal Miino  lagu soo saarayo ka sameeyay deegaanno hoos taga deegaanka Bacaadweyne ee Koofurta  Gobolka

Ciidamada iyo sarakiisha Galmudug ee Hawgalka ka qayb qaadanayay ayaa soo saaray miinooyin Al-Shabaab ay ku aaseen waddooyinka

Deegaanka Bacaadweyne ee Gobolka Mudug  ayaa dhawaan waxaa ka dhacay dagaal geystay dhimasho iyo dhaawac, oo u dhexeeyay Al-shabaab iyo Dadka Degaanka oo gacan ka helaya Ciidanka Galmudug iyo kuwa Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

 

Xafiiska Wararka Muqdisho

Info@aragticusub.com