Dadka qaadaya caabuqa covid19 oo sare ugu kacay gudaha wadanka Norway.

Oslo:-Saacadihii ugu dambeeyay ayaa la xaqiijiyay in xanuunka qaadeen dad ku dhaw 16oo oo ruux.

Dadka 24-kii saac loo diiwaan galiyay in ay cudurka qaadeen ayaa 538 ka badan intii qaaday maalintaan oo kale isbuucii hore.

171 ruux ka mid ah dadkaan ayaa la dhigay isbitaal sida ay warbaahintu xaqiijinayaan.

Meelaha xanuunka aadka ugu faafayo ayaa lagu soo waramayaa in ay yihiin Magaalooyinka Trondham iyo Tromso 60%dadkaas ayaa ah .

Inta badan Magaalooyinkaas ayaa hada lagu soo waramayaa in la soo saaray go,aano cusub oo looga hortagayo in xanuunka sii faafo.

Xafiiska Wararka,Oslo.

Info@aragticusub.com