Danjiraha Qadar u fadhiya Soomaaliya oo gaaray Magaalada Kismaayo

Wafdi uu Hogaaminaayo Safiika Qatar u fadhiya  Somaaliya Xasan Xamza ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee gobolka jubada Hoose

Madaxweyne ku xigeenka koobaad Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan iyo xubno ka Tirsan  golaha wasiiradda Maamulka Jubbaland ayaa safiirka ku soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo.

Safiirka ayaa la filayaa in uu xariga ka jaro mashaariic horumarineed oo ay dawladda Qatar Jubbaland ka hergelisay