Dawlada Federaalka oo ka digtay Roob dabaylo wata oo ka da,a gobolada Koofureed

Wasaaradda gar-gaarka iyo maareynta musiibooyinka Soomaaliya ayaa digniin kasoo saartay Dabaylo ku socda xawaare sare oo kusoo wajahan inta badan Magaala Xeebeedyada Dalkeenna.

Dabayshan ayaa la saadaalinayaain ay billaabato Saacadaha soo socda, waxanay ku wajahan tahay Magaalooyinka Af-madoow, Kismaayo, Jamaame, Badhaadhe, Marka, Baraawe iyo Degmooyin kale.

War Wasaxaafadeed ka soo baxay Wasaarada gargaarka ayaa u qornaa sidaan

Xafiiska Wararka Muqdisho.

Info@aragticusub.com