Dawlada Federaalka soomaaliya oo Fariin digniin ah U jeedisay Dawlada Kenya

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa  dawlada  Kenya uga digtay Abaabulka Militari ee ay ka waddo aaga Mandheera iyada oo hubeyneysa jabhad si sharci daro ah dalkeeda ugu martigelisay si xasilooni daro loogu abuuro gudaha Soomaaliya.

Xafiiska Wararka Muqdisho.
Info@aragticusub.com