Deg Deg Qarax Xooggan oo ka dhacay magaalada Muqdisho

Magaalada Muqdisho ayaa goordhow Waxaa ka dhacay Qarax Xooggan oo lala eegtay sida la sheegay Maqaayada Blue Sky ee Magaalada Muqdisho

Qaraxa ayaa la sheegayaa in uu geystay khasaare kala duwan balse lama oga halka uu gaarsiin san yahay khasaaraha

laamaha Amniga ayaa ku sugan goobta uu qaraxa ka dhacay

wixii warar ah ee ku soo korsha qaraxa kala soco AragtiCusub.com

Xafiiska Wararka Muqdisho.

Info@aragticusub.com