Madaxweynaha Galmudug oo lagu Soo dhaweeyay Magaalada Muqdisho Daawo Sawirada

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo hoggaaminaya wafdi ballaaran oo ka kooban labadda gole ee DGM, ayaa soo gaaray Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho waxaana garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyay Guddoomiyaha Gobolka ahna Duqa Caasimadda Mudane Cumar Max’ed Maxamuud (Finish), guddoomiye ku xigeenka  1-aad ee golaha aqalka sare Mudane Abshir Axmed, xubno ka tirsan golleyaasha DFS iyo qeybaha kala duwan ee bulshadda.

Safarka Qoor Qoor ee Muqdisho ayaa ku soo aadaya Xiili maanta Khudbad uu ka Jeediyay Magaalada Baydhaba uu Eedeeyn U jeediyay  Madaxweynayasha Maamulada Puntland iyo Jubland oo ku sugan Malaada Muqdisho

 

Xafiiska Wararka Muqdisho.

Info@aragticusub.com