Deg deg: Raisul Wasaare Kheyre oo Hakiyay Mashruuci saaka kala saxiixdeen Wasiir Beyle iyo Cumar Finish.

War goordhaw ka soo baxay Xafiiska Ra,isul Wasaare kheyre ayaa lagu Hakiyay Mashuucii ay saaka kala saxiixdeen Wasiirka Maaliyada Abdirahman beyle iyo Gudoomiyaha Gobolka Cumar Finish.

Arintaas ayaa sabab looga dhigay in Ra,isul wasaare kheyre dib u eegin ku sameyn doono Heshiiskaas.

Sidoo kale warka ayaa lagu xaqiijiyay in dib u eegista kadib la soo saari doono mashruuc guud oo ay qeyb ka noqon doonaan dhammaan Maamul Goboleedyada dalka ka jira.

xafiiska Wararka,Muqdisho.

Info@aragticusub.com