Daawo sawirada Qaraxii maanta ka dhacay Afgooye.

Qaraxi maanta ka dhacay Afgooye ayaa lagu soo waramayaa in khasaarooyin kala duwan ay geysteen.

Qaraxa ayaa lala beegsaday goob ay ku sugnaayeen injineero turki ah oo ku howlanaa dhismaha wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye.

Xiliga qaraxu dhacayay ayaa la sheegay in injineerada Turkiga ah iyo shaqaalihi la socday qadeynayeen.

Ilaa hada lama oga khasaaraha dhab ahaan soo gaaray injineerada Turkiga ee Qaraxa lala beegsaday.

Halkaan Hoose ka daawo Sawirada