Ninki ugu gaabnaa dunida oo Geeriyooday(Sawiro).

Ninki loo aqoonsaday in uu ahaa kan ugu gaaban dunida ayaa la xaqiijiyay inuu geeriyooday.

Isbitaal ku yaala Nepal ayaa la xaqiijiyay in uu ku geeriyooday Khagendra Thapa Magar  waxaa uuna ku geeriyooday da,da 27 sano.

Walaalka la dhashay wiilkaan ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in walaalkiis u geeriyooday xanuuno in muda ah hayay.

Khagendra Thapa Magar Ayaa dhirirkiisu ahaa 67.08cm (2ft 2.41in).

Xafiiska Wararka,Muqdisho

Info@aragticusub.com