Deg deg: Toogasho ka dhacday Oslo.

Hal qof ayaa dhaawac daran soo gaaray kadib toogasho goordhaw ka dhacday Magaalada Oslo ee Caasimada Norwey.

Boliiska Magaalada Oslo ayaa goordhaw bartooda Twitter ku soo qoray in qof ku sugnaa Maqaayad lagu magacaabo Bislett kebab.

Boliiska wali wax faah faahin dheeraad ah kama uusan bixin toogashada, balse waxaa la sheegay in ruuxa la toogtay uu soo gaaray dhaawac xun isla markaana iminka lagu dabiibayo isbitaalka.

Wixii faah faahin dheeraad  ah la soco…….

Info@aragticusub.com