Denmark oo laga hirgaliyay shirkad Sambuuska sameeyso

Soomaalida kunool Denmerk   ayaa xiligaani waxa ay alsoo shirtageen xirfadahooda ku aadan Sanbuus sameenta iyadiina arinkaasi ay si aad ah u soodhaweeyen bulshada wadankaasi.

Dhoor hauwen ah oo ay Soomali hormuud uyihiin ayaa ka codsaday in dowlada ay ka caawiso qaabki ay u sameeysan lahaayeen shirkad sameeyso Sanbuuska taas oo ay xiisa u qabaan dadka cadaanka ah ku nool qaarada yurub.

Shirkadda Multifoods ayaa ah shirkad sifudud howshaasi ufuliso waxaana siweeyn u soodhaweeyay soomaalida ku nool denmerk oo lahaa fiktrdi iyo maskaxdi ka danbeysay in laga furo denmark shirkad Sambuuska sameeyo

Sambuuska oo intabadan Ramadaanka iyo maalmaha qaar soomaalidu ay xaafadaha ku sameestaan ayaa xiligaani ah cuntada ay aadka ugu jecelyihiin dadyowga cadaanka .

Xafiiska Wararka Oslo.

Info@aragticusub.com