Denmark:- Wasiir Shaqadii looga ceyriyay amar uu ku bixiyay in ladilo xawayaano qabay Covid-19

Wariis katirsan dowlada Denmark ayaa xilkii laga qaaday kadib markii xayawaan lagu magacaabo sharanshoor uu amray in lalaayo.

Wasiirkani oo ah wariiska Cuntada  ,kalumeeysiga ,Sinaanda iyo Xiriirka joogtada ah wadamada leesku yiraahdo Nords oo ay amid yihin Norway ,Denmark ,Swedan Island ayaa xilkii lagaqaaday kadib markii lasheegay in qaar katirsan xirooyin ay ku xareysanyihiin xawayaanka looyaqaano Sharanshoorka lalaayay.

Dowlada ayaa kabaqday in Denmark aduunk ay kanaqato duga cambaar-leh maadaama xawalaankaarsi Shararshoorka uu qaaday Caabuqa Covid-19 oo xligaan dunida faraba´an ku haayo.

Xayawaanka Sharanshoor ayaa ah xawayaan maqaarkiisa dad badan oo dhaqdo ay ka helaan lacago aad utirabadan dalka Denmak.

Xafiiska Wararka Denmark.
Info@aragticusub.com