Dhageyso: Cabdilaahi Dheere oo ka jawaabay Eedeyn loo jeediyay shirkada Dhul iyo Guri

Cabdilaahi Axmed Maxamed Cabdilaahi Dheere ayaa ka jawaabay Eedeeyn uu shirkadda Dhul iyo Guri uu u jeediyay Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Jeneraal Mahad Cabdi Raxmaan oo sheegay in shirkadaasi iyo Ganacsato Soomaaliyeed oo ay ku jiraan siyaasiyiin iyo xubno kale oo xil ka haaya Dawlada Federaalka ay si sharci darroo ku heystaan Dhul ciidanka Asluubta ay ku leeyihiin Duleedka Degmada Kaaraan Gaar’ ahaan Keysaney.

Cabdilaahi Axmed maxamed Cabdilaahi Dheere ayaa Eedeeynta uu jeediyay Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Generaal Mahad cabdi Raxmaan waxba kama jiraan ku Tilmaamay