Dhageyso : Soomaaliland oo sharuud ku xirtay Wadahadalada Jabuuti ka Furmaya

Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nac Na coo ka Tirsan Golaha wakiilada Soomaaliland ayaa Waxaa uu soo dhaweeyay Wada hadalada Maanta Dalka Jabuuti uga Furmaya Dawlada Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Soomaaliland

Xildhibaan Nac Nac ayaa sheegay in midnimada Soomaaliya haddii la soo celinayo ay tahay in Jabuuti ay ogolooto in shanta  Soomaaliya ay qayb ka noqoto sidaasna Soomaliland ay ay kula midoobi karto Soomaaliya inteeda kale

Maamulka Soomaaliland ayaa muddo badan dadaal ku bixiyay in Soomaaliya ka go,aan hase ahaate ma aysan helin