Dhageyso: Ugaas Mahad oo ku baaqay in loo Gurmado Qoysaska ay saameeyen Fataahadaha

Ugaas Mahad Ugaas maxamed oo ka Tirsan Wax garad ku sugan Magaalada muqdisho ayaa ku baaqay in loo gurmado Qoysaska Soomaaliyeed eek u dhibaateysan Gobolada shabeelaha Dhexe iyo shabeelaha Hoose

Ugaas Mahad Ugaas Maxamed ayaa sheegay In Qoysaska ku nool degaanada Hoostaga  Degmooyinka Afgooye Bal cad ‘jowhar iyo mahdaay oo ka kala Tirsan gobolada shabeelaha Dhexe iyo shabeelaha hoose uu sheegay in xaaladooda ay aad uu ladato waxaana uu intaasi ku daray in Dadkaas uu saameeyay fataahada Wabiga shabeele

Ugu dammbeyntii Ugaas mahad Ugaas maxamed Ugaas codsi u jeediyay dawlada federaalka ‘ ganacsatada iyo Hay’adaha Samo falka in gurmad deg deg ah ay la gaaraan Qoysaskaasi dhibaateysan