Beesha S.Habar gidir oo shaqsigii Kheyre badalaya geeyay Villa Somalia

Beesha Sacad Habar gidir oo miiska soo saaray Aqoonyahankii buuxi lahaa booska uu ka baxay Xasan Cali Kheyre .

Dr. Guleid A. Artan, oo heysta PhD islamarkaana ah qubaro ku taqasusey cilmiga Hawada lana shaqeeya, xafiiska IGAD ee qeybta Cimilada ayaa lagu soo waramayaa in uu yahay shaqsiga ugu dhow in loo magacaabo Raysulwasaraha Dowladda Federalka Somalia.
.
Dr. Guleid waxaa la sheegeya in magacaabistiisa laga balan qaadey beeshaasi wuxuuna kamid noqonayaa dadka loo badinayo in loo magacaabo booskii Hassan Ali kheire.

Musharaxiin baddan ayaa ku tartamaya xilkaasi waloow bilooyin qura ka harsan tahay xiligii la filaayo in doorashoyin ka dhacaan dalka taaso caqabad kale ku noqon doonta shaqsigii loo soo xusho xilkaasi.

Dr. Guleid A. Artan, is Director IGAD Climate Prediction and Application Centre
the largest IGAD institution
Guleid is the Director IGAD Climate Prediction and Application Centre (ICPAC), a
Climate Center accredited by the World Meteorological Organization that provides
Climate Services to 11 East African Countries. He previously held a position as a
principal scientist at the United States Geological Survey (USGS). Guleid holds a
PhD in Civil Engineering from Utah State University.