Dhageyso: Xildhibaan hore Cabdi Barre Jibriil oo sharci darro ku Tilmaamay Qaraarkuu uu Saxiixay Madaxweyne Farmaajo

Xildhibaan Hore Cabdi Barre Jibriil Islamarkaana ah Taliye ku xigeenkii hore ee Hay,adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha ahna khabiir dhinaca sharciga ayaa ka hadlay sax ahaanshaha Qaraarkii uu saxiixay Madaxweyne Farmaajom ee la xiriiray 13 kursi uu gobolka Banaadir ka helay Aqalka Sare

Mudane Cabdi Barre Jibriil ayaa ku Tilmaamay Qaraarkaasi oo uu Ansixiyay Madaxweyne Farmaajo ee ah 13 Kursi gobolka Banaadir uu ku yeelanayo Aqalka Sare Mid sharci baalmarsan waa sida uu sheegayee’

Waxaana dhinaca Kale uu Xildhibaan Hore Cabdi Barre Jibriil uu ku Eedeeyay Madaxweyne Farmaajoin Xilligaan Dalka Fowdo uu geliyay Qodoabada Dastuurka kmg gaar ahna uu ku tumanayo waasida uu hadalka u yiri ‘ Xildhibaan hore Cabdi Barre Jibriil.