Dhageyso: Xildhibaan hore Cabdibarre Jibriil oo ka hadlay Aragtidiisa ku aadan shirka Maanta ka Furmay Muqdisho.

Siyaasiga Cabdibarre Jibriil oo ah Xildhibaan hore ayaa ka hadlay Aragtidiisa la xiriirta Shirka Maanta ka Furmay Magaalada Muqdisho .
Cabdibarre Jibriil ayaa sheegay in Shirkaasi ay ka rajeynayaan in Waxbadan ay ka soo baxaan maadaama waqtiga Dawlada Federaalka u haray uu kooban yahay doorashona la Filaayo in Dalka ay ka dhacdo.
Mudane Cabdibarre Jibriil ayaa taageray Midowga Mushiriinta shirarkii ay ku qabteen Magaalada Muqdisho ee Arimaha doorashooyinka ay kaga hadlayeen ,isaga oo ku baaqay in doorashada waqtigeeda lagu qabto