Dhageyso : Xisbiga Midnimo Qaran oo soo dhaweeyay Magacaabista Ra,iisal Wasaaraha Cusub.

Gugoomiye Ku Xigeenka Xisbiga Midnimo Qaran  Ibraahim Saalax Deyfullaah ayaa soo dhaweeyay Magacaabista Ra,iisal Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble

Mudane Ibraahim Saalax Deyfullah ayaa ka hadlay Arimo badan ee la xiriira Xaalada Soomaaliya iyo qodobadii ka soo baxay Shirkii Maalmihii la soo dhaafay ka socday  Magaalada Muqdisho ee U dhexeeyay Madaxda Dawlada Federaalka Soomaaliya , Dawladaha Xubnaha ka ah Dawlada Federaalka  iyo Maamulka gobolka Banaadir Isaga oo soo dhaweeyay qodabada ka soo baxay Shirkaasi

Sidoo kale, Mudane Ibraahim Saalax Deyfullaah ayaa U Rajeeyay Ra,iisal wasaaraha la Magacaabay Maxamed Xuseen Rooble in uu Alle Xilka loo Magacaabay la garab galo