Dhageyso” Xisbiga Sinaanta Amniga iyo Midnimo u ololeynta oo ka hadlay arimaha doorashooyinka soomaliya.

Ugaas Aweys Xuseen Huneero oo ah Gudoomiyaha Xisbiga Sinaanta Amniga iyo Midnimo u ololeynta ee loo soo gaabiyo( Samu) oo ka hadlay xaalada dalka soomaliya ayaa shegay in raja wanaagsan ka qabaan in ay dhacdo doorasho.

Xafiiska Wararka Muqdisho
Info@aragticusub.com

 

hoos ka dhageyso :