diyaarad sida Meydka madaxweyne kuxigeenkii hore ee Puntland oo ka soo duushay Nairobi

Maydka madaxweyne kuxigeenkii hore ee Puntland Maxamed Cabdi Xaashi ayaa saaka Nairobi laga qaaday. Garowe ayaa lagu wadaa in Aas loogu sameeyo

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdilaahi Deni iyo madax kale oo ka socota Dawlada Federaalka ayaa la filayaa in maanta Garoowe ay uga qayb galaan Aaska loo sameynayo Madaxweynihii hore puntland Maxamed cabdi Xaashi oo ku geeriyooday magaalada Nairobi

Madaxweynaha dawlada Federaalka iyo Ra’iisal Wasaare kheyre ayaa ka Tacsiyadeeyay geerida Marxuumkaasi iyaga Alle uga baryay in janutu fardowsa uu ka waraabiyo