Xildhibaanada Golaha shacabka oo maanta ka doodi doona sharciga Xisbiyada Siyaasadeed ee Dalka

Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa maanta kulan ku yeelanaya Villa Hargeysa Waxana ay ka doodi doonaan doodi doonaan Akhrinta labaad Wax ka badalka Hindise sharciyeed AXsaabta siyaasadeed ee Dalka

Guddoonka Golaha Shacabka Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya Fariin u diray taas oo loogu sheegay in maanta ay ka qayb galaan kulanka

Xildhibaanada Golaha shacabka Baarlamanka Soomaaliya ayaa dar dar gelliin kuwada Kaldhiga 7aad ee Baarlamaanka Soomaaliya wana kalfadhigii ugu dambeeyay xildhibaanada Golaha shacabka ee Baarlamaanka Saoomaaliya