Eedeeyn loo jeediyay wasiirka Wasaarada Gargaarka iyo Maareeynta Musiibooyinka

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliya Cabdirashiid Maxamuud Xasan ayaa xaqiijiyay in ay jirto Cabashada 16 shaqaale ah ay ka gudbiyeen Wasiirka wasarada gargaarka iyo maareeynta musiibooyinka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye.

War Saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Gargaarka iyo Maraynta Musiibooyinka ayaa lagu sheegay in 16-kii shaqaale ah Wasaaradda looga eryay sifo sharci-darro ah.

Xafiiska Wararka Muqdisho
Info@aragticusub.com