Faah-faahin dheeri ah oo kasoobaxeeyso weererarkii Caawa lagu qaaday xarunta Congresss-ka iyo toogasho dad lagu dolay + SAWIRRO

Hal qof oo haweeyneey ah ayaa ku dhimatay rabshadihii caawa kadhacay xarunta Congresess-ka aqalka cade ee mareykanka.

Daqiiqado ayeey gacanta ku hayeen taageerayaal Trump xarunta loogataliyo dalka Mareeykan-ka kuwaasi xoog kulawareegay Capital Hiil .

Aqalka cad ayaa xiligaani wax kasocatay ansixinta iyo shaacinta dowrashadii dhawaan ka dhacday dalkaasi Mareeykan-ka oo sida hordqhaca loo shaaciyay in uu Beden ku guulestay balse uu Trump ku tilmaamay mid lagu shubtay.

Qalqal iyo xaalad cabsi ah ayaa soo wayajday Guud ahaandalka Mareeykan-ka oo sheegto in uu yahay wadanka ugu tunka weeyn ee Dimuquraadiyada looga daysodo marka laga hadlaayo wadamada caalamka kuwaasi oo tusaale u sooqaato America.

Dadkii xooga ku galay xarunta Congresess.ka ayaa lasheegay in ay dhamaan bur-burin iyo qarbudaad ugeesteen xarunta aqalka cad iyagoonah jeex-jeexay dukimintiyo muhiim ah halka qaarkalanah ay qaateen agabyadii yiilay .

Xaalada ayaa iminka caadi ku soolaabtayk kadib markii ay halkaasi soogaareen ciidamo aad u hubeeysan kuwaasi oo kala ceeyriyay dadkii xooga ku qabsaday xunta Congresess-ka  waxaana lasheegay in dhoor bambo lagu arkay gudaha xarunta aqalka cad.

Nagala soo xiriir aragticusub@gmail.com