Gudoomiye cusub oo loo magacaabay Gobalka Hiiraan

Madaxweynaha dowlad gobolleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa markii saddexaad u magacaabay guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan, iyadoo xilka laga qaaday Cali Maxamed Caraale

Waa markii saddexaad oo xilkan loo magacaabayo Cali Jeyte Cismaan iyadoo markii ugu horreysay guddoomiyaha gobolka Hiiraan uu u magacaabay madaxweynihii hore ee Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble halka madaxweynaha xiligan Maxamed Cabdi Waare uu markii labaad soo magacaabayo guddoomiye Jeyte.

Tan iyo markii la sameeyay  maamulkka Hir shabeele ayaa Lixdii biloodba mar uu yeelanayo guddoomiye  cusub gobalka Hiiraan

Xafiiska Wararka,muqdisho.

Info@aragticusub.com