Fariintaan wacyi-gelinta bulsho waxaa gacan weyn ka geestay Ururka Grece Center Peace and Development G.C.P.D.

1) Raac tilmaamaha hay’adaha caafimadka si aad kaga bad-baadid cudurka Covid-19 adiga iyo bulshada aad la nooshahay.

2) Fadlan joog gurigaaga haddii aad isku aragto calaamadaha lagu garto cudurka Karoona Feyrus.

3) Isticmaal afxir marka aad aadayso goobaha ay ku badan yihiin bulshada sida, Dukaamadda, goobaha caafimaadka iyo marka aad raaceyso gaadiidka dadweynaha.

4) Carruurta ha u dirin Iskuuladda, goobaha xanaanadda kulamadda ciyaaraha haddii aad ku aragto astaamo muujijaya Cudurka Covid-19.

5) Haddii aad ka timaado safar dalka dibadiisa ah fadlan u hogaansan amaradda oo gal karanteelka mudada laguu cayimay.